Sidee loo bilaabaa ganacsi yar
Sidee loo bilaabaa ganacsi yar : Waxa uu qof walba kufekeraa siduu u gaadhi lahaa xornimo dhaqaale ugana bixi lahaa shaqaale nimo iyo in aanu dhaqaalihiisa xor ahayn . Sidaas daradeed waxaan halkan idiinku sheegayaa sida aad ku bilaabi lahayd ganacsi yar. 1. In aad garanayso Waxa Aad Rabto Inaad Sameyso Dooro ganacsi ku saleysan: Wixii aad xiiseyso (passion) Wixii bulshada u baahan tahay (baahi suuqa ah) Wixii aad khibrad u leedahay Tusaale: makhaayad yar, timo-jaris, dukaan yar, adeeg delivery, ama adeeg design/video editing ah. 2. Samee Qorshe Ganacsi (Business Plan) Waa qoraal kooban oo qeexaya: Maxaad iibin doontaa? Yaa iibsanaaya (customers)? Sidee lacag ku heli doontaa? Waa maxay kharashaadkaada? Meesha aad ka bilaabi doonto (location/online)? 3. Ka Feker Sida Lacagta Loo Helo Ma leedahay lacag bilow ah? Ma ka heli kartaa qoys/saaxiib/amaah? Ma bilaabi kartaa ganacsi uusan lacag badan u baahnayn? 4. Bilaab – Si Tartiiib ah U Bilaaw Bilow s...